Muuqaal: Xildhibaano katirsan Baarlamaanka DFS oo si adag ugu hadlay shirkii Maakhir ee Muqdisho

10 Aug 2024 (Puntlandes.com) Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda gobolada Sanaag iyo Hayland ayaa si adag ugu hadlay shirkii dhawaan ka qabsoomay Muqdisho ee ay ku qabteen koox siyaasiyiin ah oo ka soo jeeda goboladaas, Maakhir.

Xildhibaan Faysal “Adiga oo 70 jir ah Madaxweyne Xasan Sheekh inaad Puntland ku mashquusho oo Xildhibaannada kala qeybiso waa nasiib darro”

About The Author