Akhriso Waxgaradka gobolka Mudug oo Madaxweynanaha Puntland u gudbiyey qoraal ay ku cadyihiin baahiyaha ka jira gobolka

11 Aug 2024 (Puntlandes.com) Waxgaradka gobolka Mudug ayaa waxay kulankii Madaxweynanaha dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni waxay u gudbiyeen qoraal ay ku cadyihiin baahiyaha ka jira gobolka Mudug oo lagu soo koobay 12 qodob.

Madaxweynaha ayaa ballanqaaday in dawladdu ay dadaal gelinayso sidii wax looga qaban lahaa baahiyahaas, isagoo kulanka ka sheegay inuu waqti sii joogi doono gobolka, si wax badan uu uga fahmo hababka ugu horumarsan ee baahiyaha ka jira gobolka wax looga qaban karo.

About The Author