Madaxweyne Erdogan oo madaxweyne Xassan Sheekh kala hadlay khilaafka Itoobiya & Soomaaliya u dhaxaysa

11 Aug 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga labada dal iyo khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya u dhaxaysa.

madaxweyne Erdogan ayaa rajeeyey in horumar laga gaaro wada hadalada Soomaaliya iyo Itoobiya ee berri ka furmaya dalkiisa oo ay dhexdhexaadinayso Turkiga.

About The Author