DFS oo shaacisay in gadashada alaabaha kale duwan laga qaadi doono lacag dhan 5% Canshuurta iibka ah

15 Aug 2024 (Puntlandes.com) Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay in laga bilaabo 18ka bishan macaamiisha gadanaysa alaabaha kale duwan laga qaadi doono lacag dhan 5% Canshuurta iibka ah.

Wasaaradda Maaliyada ayaa waxay sheegtay in ganacsadihii aan macmiilka wax iibsata lacagtaan ku dalacin Hantidiisa laga jari doono Qaansheegadka dawladda.

Lacagta ayaa laga qaadi doona Merchant Account-yada.

About The Author