Muuqaal: Madaxweyne Qoorqoor “Doorashada waxa aan ula mid nahay Soomaali, doorasho Soomaali ku midaysan tahay ayaana ka qayb-galayna”

15 Aug 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa fariin adag u diray musharixiinta madaxwewynaha Galmudug, isagoo u cadeeyeyna inuu fuulay Tareenka doorashada ee Xasan Sheekh.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa yiri “Doorashada waxa aan ula mid nahay Soomaali, doorasho Soomaali ku midaysan tahay ayaana ka qayb-galayna”

About The Author