Muuqaal: Hawlagal Amni oo ka bilaabanaya gobolka Mudug

15 Aug 2024 (Puntlandes.com) Shirka amniga oo uu gudoominayay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland Gen Aadam Cabdi Xaashi ayna ka qayb galeeb Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreye guuto Mumin Abdi Shire,Taliyaha ciidanka PMPF Gen Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac,Taliyaha ciidanka madaxtooyada,Taliyaha Qaybta gobolka Mudug G/sare Maxamuud Cabdi Xakiim,Hay’adda Nabadsugidda iyo saraakiil Saraakiisha ciidamada Qalabka Sida.

Shirka ayaa waxaa laga soo saaray go’aamo la xiriira amniga gobolka Mudug, iyadoo xarunta gobolka ee gaalkacyo iyo guud ahaan gobolka la shaaciyey inuu hawlgal amni ka bilaaban doono.

About The Author