Sawirro: Dhismaha Laamiga weyn ee Gaalkacyo gaar ahaan aaga iskuulka ummadda

17 Aug 2024 (Puntlandes.com) Maamulka degmada Gaalkacyo & Shirkada Kebaarco oo gacanta ku haysa dhismaha Laamiga ayaa saaka kormeer ku tagay Laamiga weyn ee Magaalada oo meel fiicaan ay marayso shaqada laga wado.

Masuuliyiintan ayaana soo indha indheeyay halka uu marayo iyo shaqada ka socota Laamigan oo ah halbowlaha Magaalada muhiimna u ah isusocodka bulshada iyo gaadiidka laguna wado dib u dayactir labaaran isagoo hatan lagasoo wado koontaroolka koonfureed ee Gaalkacyo.

About The Author