Gaalkacyo: 10 xubnood oo horey maxkamada sare ee Ciidamada Puntland ugu xukuntay dil toogasho ah oo saaka lagu fuliyay

17 Aug 2024 (Puntlandes.com) Magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa lagu fuliyey xukun dil ah 10 ka tirsan Alshabaab, kuwaas oo horey maxkamadda sare ee ciidamada ay ku xukuntay dil ah.

Sidoo kale waxay Puntland baadi goob ugu jirtaa 3 ka mid ahayd kooxda hadda la toogtay oo dhawaan xabsiga ka baxsatay, iyadoo Abaalmarin loo balan qaaday cidii xogtooda keenya.

About The Author