Qoraal kale oo lacag lagu qaadayo Muqdisho ka soo baxay

17 Aug 2024 (Puntlandes.com) Maamulka gobolka Banaadir ayaa waxa uu isna soo saaray warqad kale oo uu maamulka Xasan Sheekh ku rabo lacag kale uga qaado shacabka, iyagoona u bixiyay Fayadhowrka caafimaadka.

Ganacsada iyo shacabkamagaalada Muqdisho ayey dawladda Federaalka waxay ku soo roqtay lacag xad-dhaaf ah oo lagu Naas nuujinayo shirkado ay leeyihiin qoyska, qaraabada iyo saaxiibada madaxweyne Xasan Sheekh.

About The Author