Golaha Shacabka oo berri ka doodi doonan Canshuuraha iyo cabashada ka imaanaysa ganacsatada Muqdisho

18 Aug 2024 (Puntlandes.com) Golaha Shacabka ayaa berri oo ku beegan 19ka Aug waxay ka doodi doonan Canshuuraha iyo cabashada ka imaanaysa ganacsatada Muqdisho, iyadoo Madaxweyne Xassan Sheekh xalay sheegay in ay qasab tahay bixinta dhammaan lacagaha ay soo rogtay DFS oo ay ku jiraan kuwa ay qaadayaan dhinacyo kale duwan.

Shirkado ayuu maamulka Xasan Sheekh qandaraasyo ku siiyay Shirkado gaar loo leeyahay, iyadoo iminka ay kacdoono dadweyne ka bilowdeen lacag xad-dhaaf ah oo lagu Naas nuujinayo shirkadahaas oo ay leeyihiin qoyska, qaraabada iyo saaxiibada madaxweyne Xasan Sheekh.

About The Author