Sawirro: Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada Darajada Koowaad Gaalkacyo oo Xilka la Wareegay

18 Aug 2024 (Puntlandes.com) Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobalka Mudug C/laahi Maxamed Mire ayaa Xarunta Garsoorka Gobolka Mudug Xilka ugu kala wareejiyay Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada Darajada Koowaad Gaalkacyo Maxamuud C/salaan Cabdile iyo Garsoorihii Shaqada sii waday C/qani Jaaamac Maxamuud.

Gudoomiye C/laahi ayaao u mahadceliyay Garsooraha Shaqada sii waday lana Dardaarmay Gudoomiyaha Cusub in shacabka si daacad ah loogu adeego.

Sidoo kalena u mahadceliyay Gudiga Sare Maamulka Garsoorka Dawladda Puntland ee Fududeeyay in Shaqada la dardargaliyo.

About The Author