GAAS iyo Sida uu Cadaaladda u yaqaan

14a

10 july 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa markii uu u tartamayey xilka madaxtinimada Puntland waxyaalihii uu balan qaaday waxaa ugu waynaa Cadaalad, Cadaalad, waxaana si gooni ah loogu xusuustaa erayadii uu isticmaalayey oo ahaa ”Wiilkayga iyo wiilka  Baargaal, Buuhoodle … jooga way u sinaan doonaan Puntland”

Ma ka dhabeeyey GAAS taas jawaabtu waa maya oo wuxuu markuu xilka la wareegay bilaabay inuu Jufadiisa iyo Caa’iladii dhaho soo raadsada jogooyin aan idiin magacaabo.

Madaxweyne GAAS ayaa wuxuu Cadaalad daro ka gaaray inuu Ciidan Badda Puntland ilaaliyo ku magacaabo Maleeshiyo ka soo jeeda Jufadiisa ayna hogaaminayaan Abdiwali Cali Taar  iyo Cabdixakiim Yuusuf Xuseen Oo ay Jifo Hoose yihiin Madaxweynaha Puntland.

2029l

Labadan nin ee Badda Puntland lagu wareejiyay ayaa kala ah: Abdiwali Cali Taar  wuxuu ahaa Ninkii Maamulayay Shirkadii Hart-Group ee Maafiyada ahayd. Shirkadaasi waxay Badda Puntland ku shubtay Qashinka Nuclear ah Iyo Qashinka Warshadaha Iyo Isbitaalada ka soo hara. Ninka kale waxa uu iminka ku magaacan yahay Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle sare Cabdixakiim Yuusuf Xuseen

14

Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan oo ay Jifo hoose yihiin Gaasna waxa uu soo arkooday Agaasimaha Guud ee Ciimada badda Puntland, CAJIIB. Ma loo siman yahay Puntland?

Daawo Video

Puntland waxay ku burburaysaa Gen Muxiyadiin iyo Cabdiyare  ISBAARO Gobolka Nugaal dhigtay iyo Gacanta GAAS waana hubaal haddiia aan la dabo qaban.

Puntlandes.com

About The Author