Dowlada Puntland oo kacodsatay hay’adaha kawada Mashaariicda horumarineed inay la Shaqeeyaan Hanti-dhowraha Puntland

18 Aug 2024 (Puntlandes.com) Dowlada Puntland,waxay ka codsatay dhamaan hay’adaha caalamiga ah ee ka wada Mashaariicda horumarineed Deegaamadeeda in ay si toos ah ula Shaqeeyaan Hanti-dhowraha PL si loo hubiyo habsami usocodka Mashaariicda.

Amarkaan ka soo baxay Madaxeynaha dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni Xaafiiskiisa ayaa waxa uu muhiim u yahay wada shaqaynta Beesha Caalamka iyo dawladnimada Puntland.

About The Author