Muuqaal: Xil Ifraax Nooleeye “Reer Woqooyigu waa dadka ugu badan ee canshuurta bixiya hantida ugu badana kuleh G/Banaadir, Wasiirka Maaliyaduna Koyto maaha”

19 Aug 2024 (Puntlandes.com) Xildhibaan Ifraax Nooleeye oo ka tirsan Golha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in dadka reer Waqooyigu ay yihiin dadka ugu badan hanatida ugu badana ku leg gobolka Banaadir.

Xil Ifraax Nooleeye ayaa tiri “Reer Woqooyigu waa dadka ugu badan ee canshuurta bixiya hantida ugu badanna ku leh G/Banaadir, Wasiirka Maaliyadduna Koyto maaha 91koo ayaa lasoo galay”Xil Ifraax Nooleeye.

“Muqdisho waxaa lagu cunaa ummadda Soomaaliyeed xaqqii ay lahayd…dadka ku doodaya inay leeyihiin waxa laga yaabaa inaysan Sandaqad ku lahayn magaalada”

About The Author