DFS oo muddo u qabatay shirkada Fly Dubia inay bogageeda rasmiga ah kasaarto magaca Somaliland

21  Aug 2024 (Puntlandes.com) Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddo u qabatay shirkada Imaaraatka Carabta ee Fly Dubia, in ay bogageeda rasmiga ah ka saarto magaca Somaliland.

DFS ayaa fartay Shirkad in ay dhawrto madax banaanida Soomaaliya, haddii aysan sidaas sameyna la gala laaban doono dhammaan ruqsadaha ogolaanshaha shaqada ee ay ku howlgasho.

About The Author