SSC-Khaatumo “Waxa aan cambaaraynaa socdaalka Horjoogaha Somaliland ee Sanaag, si buuxda ayaana ula soconnaa dhaqdhaqaaq kasta oo uu sameeyo.”

22  Aug 2024 (Puntlandes.com) Maamulka SSC-Khaatumo ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku cambaareeyey safarka colaadhurinta ah ee uu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku marayo qaybo ka mid ah gobolka Sanaag.

SSC-Khaatumo ayaa warsaxaafadeed ku yiri “Waxa aan cambaaraynaa socdaalka Horjoogaha Somaliland ee Sanaag, si buuxda ayaana ula soconnaa dhaqdhaqaaq kasta oo uu sameeyo.”

About The Author