Akhriso: Shirkada Itoobiya Airline oo codsatay waqti dheeraad ah & DFS oo kadiiday

22  Aug 2024 (Puntlandes.com) Shirkada Itoobiya Airline oo ka jawaabtay dalabakii DFS mudadda berri ku eg ugu qabatay inay bogageeda  ku qorto Soomaaliya magaalooyinka ay duulimaadyada ku tagto dalka.

Shirkada Itoobiya Airline ayaa qoraal uga codsatay DFS inay waqti dheeraad ah siiso, laakiin SFS ayaa codsigaas kadiiday, halkaan ka akhriso qoraalkii hore DFS.

Maalinta berri ah oo ku beegan 23ka Aug wixii kadambeeya haddii aysan fulin Shirkadu Soomaaliya waxay ku dhawaaqday inay joojinayso duulimaadyada ay Diyaaradaha Itoobiya Airline ku tagaan magaalyinka Soomaaliya.

About The Author