Muuqaal: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Soomaaliya oo su’aalo ka waydiiyay Abuukaate Cali Xalane oo difaacaya eedeysane Sayid Cali Macallin Daa’uud

24  Aug 2024 (Puntlandes.com) Sayid Cali Macalin Daa’uud oo horay labo jeer dil toogasho ah Maxkamadi ugu xukuntay ayaa maanta la horgeynayaa Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo aqbashay racfaankii uu ka qaatay xukunadii hore.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Soomaaliya Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa su’aalo ka waydiiyay Abuukaate Cali Xalane oo difaacaya eedeysane Sayid Cali Macallin Daa’uud.

About The Author