DFS oo u qabatay muddo in Xawilaadaha & Shirkadaha kale ka saaraan adeegooda Somaliland

24  Aug 2024 (Puntlandes.com) Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa qoraal au soo saartay waxay u qabatay muddo ku eg 1da Sept 2024 in ay Xawilaadaha & Shirkadaha kale ka saaraan adeegooda Somailand, iyagoo ku bedelaya Soomaaliya.

1- Dahabshiil

2- Transfer Galaxy

3- Paysii

4- Worldremit

5- Juba express

6- iyo Cid walba oo Qaranimada Soomaaliya ku gafta

23kii waxaa dhaqangalay amar ka yimid dawladda Federaalka kaas oo ay Shirkadaha Shirkadda Ethiopian Airlines iyo FlyDubai ay uga saareen Somaliland kuna bedeleen Soomaaliya duulimaadyadooda Hargaysa, halkaan ka akhriso.

About The Author