Sawirro: Suuqyo ku yaalla deegaanka Ceelasha biyaha oo gubanaya iyo qaraxyo ka dhacay

24  Aug 2024 (Puntlandes.com) Deegaanka Ceelasha biyaha ayaa ayaa Suuqyo ku yaalla ay iminka gubanayaan kadib markii la sheegay in jug xoogan oo loo maleynayo qaraxyo ay ka dhax dhaceen.

Dab baaxad leh oo jugta kadib kacay ayaa qabsaday gabi ahaanba inta badan Suuqa oo ah mid ballaaran isla markaana lagu iibiho waxyaabo kala duwan.

Xukuumada Ra´iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa munaasabad balaaran oo ka socoto Muqdisho uuna ka qaybgalayo madaxweyne xasan Sjheekh waxay u dabaaldegeysa waxqabadkeeda 2dii sano ee ay xilka haysay. Waxaana loo la´yahay Hal booyad oo lagu damiyo hantidaas gubanaysa.

About The Author