Muuqaal: MD Muse Bixi oo kahadlay amarkii DFS ee shirkaduhu inay ka saaraan Somaliland adeegooda

26 Aug 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo kahadlay amarkii DFS MD Muse Bixi oo kahadlay amarkii DFS ee shirkada ayaa DFS ku tilmaamay “dawlad Magan u ah Afrikaan”

“Maalmahan dawladda Xamar ka dhisan ee maganta ugu jirta Afrikaanka, ayaa aad inoogu hanjabaysa, talo xumada koowaadna waa madaxweynaha Xamar joogaa isaga oo aan gurigiisa ka xukumin Xamar ayuu meel walba ka sheegayaa inuu Somaliland kasoo saaray waraaqo uu leeyahay Somaliland diyaaradi ma tegi karto, baanankuna ma tegi karaan, waana naftii hafar.” Madaxweynaha Somaliland

About The Author