DFS oo taageertay mudo kordhinta 2da sano ah ee loo sameeyey howlgalka QM

30 Aug 2024 (Puntlandes.com) Dawladda Soomaaliya ayaa taageertay mudo kordhinta 2-da sano ah ee loo sameeyey howlgalka QM ee UNSOM oo hadda magaca laga bedelay loona bixiyey UNATMIS.

DFS ayaa horey u dalbatay in meesha laga saaro xaafiiska UNSOM, lana xiro oo shaqooyinkiisa lagu wareejiyo Dawladda Soomaaliya, laakiin taas UNSC ayaa diiday.

Magacyada ama hawlgalya AMISOM, UNSOM, ATMIS, UNATMIS, AUSSOM, ayaa magacyada uun labedelaa laakiin waa isku shaqo.

About The Author