Shirkada NAV-PASS oo laga leeyahay Imaaraatka Carabta oo bilowday aruurinta lacagaha Hawada Somalia

31 Aug 2024 (Puntlandes.com) Shirkada NAV-PASS oo laga leeyahay Imaaraatka Carabta ayna dawladda Federaalka heshiis la gashay ayaa bilowday aruurinta lacagaha Hawada Soomaaliya,.

Shirkadda ataa waxay Qaan-sheegad u dirtay Shirkadaha diyaaradaha ee isticmaalaya Hawada Soomaaliya.

Shirkadda Favori LLC ee maamusha garoonka diyaaradaha Muqdisho oo DFS haeshiis la gashay 2013kuu ayaa kahortimid heshiiskaan cusub ee DFS la gashay Shirkada NAV-PASS, halkaan ka akhriso.

About The Author