Daawo Video: DFS oo bilowday olole ay kiu sheeganayso Gobolka Mudug!!
12 july 2015 (Puntlandes) DFS oo ku soo dhoodhoobtay Degmada Cadaado maamul ay ku doonayso inay Colaad uga huriso Puntland iyo dadka dega koonfurta Mudug iyadoo sheegatay inuu ka taliyo Gobolada Mudug oo dhan Xudduudiisuna ay tahay Gobolka Nugaal ayaa waxay bilowday olole ay kiu sheeganayso Gobolka Mudug!!
Dhul af iyo qalin ma lagu qaadan karaa? jawaabtu waa maya hadaad daawato warkan ka baxay SNTV oo loogu yeeray inuu Soomaali u siman yahay waad Qoslaysaa, maxaa yeelay Gobolka Mudug oo aynu ognahay inuusan midaysnayn qaybyiisa badana ay ka taliso dawladda Puntland ayaa waxaa laga dhigayaa Gobol midaysan oo hal maamul leh.
BEENTAN waxay DFS bilowday kolkay Cadaado ku dhoodhoobtay maamul aysan jirin meel uu ka taliyo laakiin ay DFS ku sheegtay inuu ka taliyo Mudug iyo Galgaduud taasoo ay ku doonayso inay colaad ku huriso.
Daawo BEENTA DFS
Puntlandes.com