Puntland oo shaqo ka joojin kumeel gaar ah ku samaysay nootaayooyin

03 Sept 2024 (Puntlandes.com) Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta DPL oo ku saxiixay Agaasimaha Guud Maryan Maxamed Abshir ayaa waxay shaqo ka joojin kumeel gaar ah ku samaysay nootaayooyin.

Agaasimaha ayaa nootaayooyinka oo ah 16 ku eedaysay inay jabiyeen qodobo ka mid ah xeerka nootaayooyinka Puntland.

Gobalada ay jireen 16ka nootaayo ee shaqada laga joojiyey ayaa ka al

1- Sanaag 2

2 Karkaar 2

3- Bari 1

4- Mudug 5

5- Nugaal 6

About The Author