Degmada Bursaalax oo iminka ay ka socoto Doorashada Gudoomiya & kuxigeenkiisa

04 Sept 2024 (Puntlandes.com) Degmada Bursaalax ee gobolka Mudug ayaa waxaa iminka ka socoto Doorashada ay Golaha Deegaanka ee degmadu cod qarsoodi ah ku dooranayaan Gudoomiya Degmada iyo kuxigeenkiisa.

Wafdi ka spocda dawladda Puntland ayaa maalmihii u dambeeyey u joogay degmada qabsoomida doorashadaan, iyadoo ugu dambayn la isku raacay in Sanduukh cod qarsoodi ah ay doorashadu ku dhacdo.

Degmooyinkii kale ee Puntland ayaa lagu dhisay heshiis Xisbiyo iyadoo uu sidaas qabo Xeerku, taas oo dadka qaarkiis ka biyo diideen.

About The Author