Sheekh Shariif “Madaxda Qaranku waa inay la yimaadaan aragtidii la isugu wadi lahaa shacabka loogana gudbi lahaa isu adeegsiga awoodda dowladeed”

04 Sept 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Sheekh Shariif oo warsaxaafadeed kasoo saaray xaaladda dalka ayaa kahadlay kala qaybinta iyo kicinta beelaha Hawiye oo uu wada maamulka madaxweyne Xasan Sheekh.

Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa qoraalka ku yiri “Madaxda Qaranku waa inay la yimaadaan aragtidii la isugu wadi lahaa shacabka loogana gudbi lahaa isu adeegsiga awoodda dowladeed”

About The Author