Muuqaal: Xildhibaanada beesha Hawiye ee laba gole Baarlamaanka FS oo raaligelin sii siiyey Xildhibaanada Koonfur Galbeed

05 Sept 2024 (Puntlandes.com) Qaar ka mid ah Xildhibaanada beesha Hawiye ee laba gole ee Baarlamaanka FS ayaa raaligelin sii siiyey Xildhibaanadii Koonfur Galbeed ee ka horjeestay heshiiskii Marasar iyo dawladda Federaalka.

Maamulka Xasan Sheekh ayaa soo abaabulay Xildhibaano, Agaasimayaal iyo odoyaasha Hawiye, iyagoo u gafay maamulka iyo shacabka reer Koonfur Galbeed.

Xildhibaanadii koofur Galbeed ayaa maamulka Xasan Sheekh ku shaabadeeyey inay Itoobiyaanka taageereen, waxayna u egtahay inay iminka la qaraaraatay arintaasi.

About The Author