Sawirro: Madaxweyne Deni oo kulan dhiirigelin & boggaadin ah la qaadanay Saraakiisha gobolka Mudug ee Ciidamada kala duwan ee Dowladda Puntland

06 Sept 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wuxuu kulan dhiirigelin iyo boggaadin ah la qaadanay Saraakiisha gobolka Mudug ee Ciidamada kala duwan ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa Ciidamada gobolka iyo guud ahaan Puntlanfd ku amaanay dadaalka naf hurnimada ah ee ay habeen iyo maalin ugu taagan sugida amniga.

About The Author