Muuqaal: Odayaasha Hawiye oo cambaareeyey kana horjeestay raaligelin ay biiyeen xildhibaanada Hawiye ooy siiyeen Koonfur Galbeed

06 Sept 2024 (Puntlandes.com) Odayaasha Beelaha Hawiye oo Muqdishi shir jaraaid ku qabtay ayaa cambaareeyey kana horjeestay raaligelin ay shalay biiyeen xildhibaanada Hawiye, iyagoo maamulka iyo shacabka  Koonfur Galbeed ka raaligeliyey hadalo hanjabaad ah oo haray ay u dhaheen Odiyaasha Hawiye.

“Waa la ceejinaa oo inta cunaha lagu dhago ayaa la xiraa Xildhibaanka …Intuu fiican yahay ayuu Xasaanadda leeyahay” Nabadoon Muxiyadiin Xasan Afrax

Imaam Cumar Macalin Abshir”Xildhibaano nooma ahan oo Hawiye iyo Habar gidir ma matalaan kuwa ralligalinta u geeyey xildhibaanadii Itoobiya taageeray”

About The Author