Muuqaal: Madaxweyne Muse Bixi oo kahadlay Heshiiska DFS & Masar, difaacaynya MOU uu Itoobiya lagalay

07 Sept 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa ka hadlay heshiiska difaac ee ay Dawladda Federaalka Ssoomaaliya la gashay dalka Masara, isagoo ku eedeeyey Masar inay doonayso in Soomaaliya ay u dagaalanto sidii ay dagaalka u gelisay 1964tii iyo 1977 waa sida uu hadalka u dhigaye.

Dhanka Muuse ayaa si adag u difaacay MOU uu la saxiixday Itoobiya, taas oo uu Itoobiya ku siiyey Dhul iyo Bad Soomaaliyeed.

About The Author