Muuqaal-Sawirro: Xuska Maalinta Qaranimada Itoobiya oo Jigjiga si balaaran loogu xusay

RemasterDirector_1a5c03258

08 Sept 2024 (Puntlandes.com) Munaasabad balaaran oo lagu xusayey Maalinta Qaranimada Itoobiya oo halku dheg looga dhigay ”Qaranimadeena waxaa gundhig u ah midnimadeena iyo nabadeena” ayaa ka lagu qabtay magaalada Jigjiga ee caasimadda DDS.

Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed Cumar, masuuliyiin heer Deegaan ah iyo Ciidanka Deegaanka ayaa ka qaybgalay xuska.

Madaxweynaha ayaa amaanay waxqabadka Ra´iisul wasaaraha dalka Itoobiyo muddadii uu xilka hayey, taas oo uu sheegay in Itoobiya ku talaabsatay hurumar aad u xoog badan.

RemasterDirector_1a5c03258
RemasterDirector_1a5c03258
RemasterDirector_1a5c03258
RemasterDirector_1a5c03258
RemasterDirector_1a5c03258
RemasterDirector_1a5c03258
RemasterDirector_1a5c03258

About The Author