Muuqaal: RW Xamse “Ciidan “Masar” uma aanaan yeeran, dalkana keeni mayno”

10 Sept 2024 (Puntlandes.com) Ra´iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ma hadlay khilaafka dawladda Federaalka iyo Itoobiya, ayaa sheegay inaysan dawladiisu u yeeran Ciidan Masar.

Xamse ayaa yiri “dawlad kale oo ciidan keensanaysa Soomaaliya ma jirto, dawlad na waydiisatay oo Ciidan baan keensanayaa Soomaaliya na tiri ma jirto, laakiin xaq baan u leenahay hadaan dawlad kale oo carbeed u tagnay oo dhahnay war na caawiya, micnaheedu ma ahan inaan dawlad kale ku duulayno, micnaheedu ma ahan in aan ciidamo ay leeyihiin intaan soo rarno Soomaaliya keenayno”

About The Author