Ciidanka PSF “Haka fogaadaan shacabka ku dhow garoonka diyaaradaha Bosaso, waxaana shirkadaha diyaaradaha uga digaynaa isticmaalka garoonka”

11 Sept 2024 (Puntlandes.com) Ciidanka Xoogga Puntland ee PSF oo qoraal soo saaray ayaa shacabka magaalada Bosaso faray inay ka fogaadaan agagaarka Goroonka diyaarada ee Bosaso.

PSF ayaa qoraalka ku tiri “Haka fogaadeen shacabka ku dhow garoonka diyaaradaha Bosaso waxaana shirkadaha diyaaradaha uga digayna isticmaalka garoonka ilaa lagu soo celinayo gacanta rayidka

“Waxa nagala hor istaagay isticmaalka Garoonka diyaaradaha Bosaso, marka ma ahaan doono goob cid gaara u xiran.”

About The Author