Ururka ONLf oo Warsaxafaded Hanjabaada kasoo saartay hadalkii Taliyaha Ciidanka Itoobiya Berhanu Julla

12 Sept 2024 (Puntlandes.com) Ururka ONLf oo Warsaxafaded kasoo saartay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Taliyaha Ciidanka Itoobiya Berhanu Julla.

War saxafadedka ayaa lagu sheegay inay ONLF Qaadayso Talaboyin dag dag ah hadii aana laga soo jawaabin edayntaas.

“ONLF waxay qaadi doontaa tallaabooyinka lagama maarmaanka ah oy ku ilaalinayso xuquuqdeeda iyo danaheeda.

Hadii aan si dag dag ah loga soo jawaabin edayntii uu ONLF usoo jeediyay Taliyaha guud ee ciidamada Ethiopia Birhanu Jula kaas oo ONLF ku Edeeyay inay Samaysay Dalka Masar.”

About The Author