Muuqaal: MD Laftagareen ”RW inta aan Cajaladda wadaniyadda naloo shidin….waxaan doonaynaa in Caruurtu wada korto”

12 Sept 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo ka hadlay munaasabad loo sameeyey Ra´iisul wasaare Xamse oo fariin ka siday madaxweyne xasan Sheekh oo uu Laftagereen soo kala dhexgalay khilaaf.

Madaxweyne Laftagareen ayaa sheegay in shacabka KG ay fahmeen sirtii lagu qaldi jiray ilaa 1960kii sí xaqooda dawladnimo loo boobo.

Laftagareen ayaa yiri ”RW inta aan Cajaladda wadaniyadda naloo shidin, waxaan doonaynaa in Caruurtu wada korto”

About The Author