Muuqaal: Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland “Maakhirta la sheeg sheego dadka wadaa waa dad nolosha ka dhacay, Puntland ayeynu nahay macdan la qodayana majirto”

15 Sept 2024 (Puntlandes.com) Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid oo booqasho ku jooga xarunta gobolka Hayland ee Dhahar ayaa sheegay in dadka wada Maakhirta la sheeg sheego ay yihiin dad nolosha ka dhacay, reer Maakhirna ay Puntland yihiin ayna jirin Macdan laga qodo deegaanka.

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayaa yiri “Maakhirta la sheeg sheego dadka wadaa waa dad nolosha ka dhacay, Puntland ayeynu nahay macdan la qodayana majirto”

About The Author