Muuqaal: Wasiir Cali Xoosh “Dalkaani hal madaxweyne ayuu leeyahay inta kale waa qof meel ku magacaaban sidayda oo kale”

19 Sept 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Arimaha Gudaha dawladda Federaalka Soomaaliya Cali Xoosh ayaa hoos u dhigay dawlad goboleedyada dalka iyo madaxweynayaashooda isagoo sheegay Soomaaliya hal madaxweyne leedaday wixii ka soo harana ay yihiin qof meel ku magacaaban sidiisa oo kale.

Wasiir Cali Xoosh ayaa yiri “Dalkaani hal madaxweyne ayuu leeyahay inta kale waa qof meel ku magacaaban sidayda oo kale”

About The Author