Maamulka Xasan Sheekh oo Itoobiya ku Cambaareeyey hubka Putland

20 Sept 2024 (Puntlandes.com) Maamulka Xasan Sheekh ayaa si adag u cambaareeyey wax ay ugu yeereen hub iyo saanadda ciidan oo ay ku sheegeen inay ka timid dalka Itoobiya, kaas oo soo gaaray Puntland.

Maamulka Xasan Sheekh ayaa qoraal ay soo saareen ku tilmaanaty “xad-gudub” madaxbanaanida dalka ka dhan ah”

Maamulka ayaa waxay Itoobiya ku eedeeyey jabinta shuruucda caalamiga ah, iyo in sidoo kale ay hub kale geysey Galmudug iyo Koonfurgalbeed.

Maamulka Xasan Sheekh ayaa Qoraalka uu soo saaray dawladda Puntland ku tilmaamay gobol.

About The Author