Muuqaal: MD Xasan Sheekh “Caalamkii waa inala yaaban yahay….kalsooni baa la iskula joogi laakiin xoog maya”

20 Sept 2024 (Puntlandes.com) Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka hadlay Masaajid ayaa sheegay in Caalamkii Soomaalida la yaaban yahay wuxiuuna ku sii daray in Soomaaliyi ku wada joogi karto kalsooni iyo fuölin wixii ay ku heshiiyeen taas oo baal marsan habdhaqankii ah “cidna u joojin maayo”

Xasan Sheekh ayaa yiri “Caalamkii waa inala yaaban yahay….kalsooni baa la iskula joogi karaa laakiin xoog maya”

Dhanka kale xasan Sheekh ayaa sheegay in dawladiisu ay dalkii midaysay shaqo fiicana ay hayso iyadoo ay wadashaqayn fiican kala dhaxayso dhamaan dawlad goboleedyada dalka taas oo aan ahayn mid sax ah.

About The Author