Madaxweyne Deni oo ugu baaqay Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada in la illaaliyo wixii heshiis lagu wada ahaa

21 Sept 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlayay shir sanadeedka Nabadda ee PDRC ayaa ugu baaqay Madaxweynaha JFS iyo Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya inay ilaaliyaan wixii heshiiska lagu ahaa.

Waxaa uu ka digay in Soomaaliya aan dib loogu celin shirarkii Dib u heshiisiinta sida kii Carte oo kale.

About The Author