Dawladda Talyaaniga oo joojisay codsiyada Dal kugalka Schengen oo ay Safaarada Talyaaniga …

25 Sept 2024 (Puntlandes.com) Dawladda Talyaaniga ayaa joojisay codsiyada Dal kugalka Schengen oo ay Safaarada Talyaaniga ee Muqdisho soo gudbisay, waxaana ay sheegtay in go’aan uu dhaqangal u yahay si dhaqso ah.

Sida ay sheegayaan ilo wareedyo Baasaboorada Diblumaasiga & kan shaqaalaha ee DFS ayaa si badan loogu qaatay Dal kugalkaan, waxaana shaqaalihii dawladda ee ugu badnaa ay galeen dalalka lagu tago Visaha Schengen ee Yurub.

About The Author