Sawirro: Madaxweyne Xasan Shiikh oo qaabiley Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamid ah isimmada Puntland

25 Sept 2024 (Puntlandes.com) Madaxweyne Xasan Shiikh oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha-gudaha ayaa qasriga Qaranka ku qaabiley Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamid ah isimmada Puntland.

Villa Somalia ayaa qorshaynaysa in haddii ay ku guuleysan weydo qorsheheeda doorashada tooska ah in lagu laabto hannaankii xulista isimmada, iyada oo soo dhoweysanaysa dhaqanka.

About The Author