Muuqaal-Sawirro: Madaxweynaha Turkiga oo ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay markabka ku sii jeeda Soomaaliya

05 Okt 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo uu weheliyo Wasiirka Baatroolka Soomaaliya ayaa soo sagootiyey markab shahmin iyo baaris shidaal ka samayn doona biyaha Soomaaliya

Markabka ayaa waxaa uu soo mari doonaa sida qorshuhu yahay badda Mediterranean-ka isaga oo u soo gudbi doona, Kanaalka Suez, iyo Badda Cas, waxaana la filayaa in uu soo gaafho biyaha Soomaaliya dhamaadka bisha October, isaga oo soo soconaya 19 maalmood.

About The Author