Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaalieed oo kulan laqaatay Lataliyaha dagaalka kadhanka ah Argagixisada ee Safaarada Mareekanka Somalia

06 Okt 2024 (Puntlandes.com) Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaalieed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay Lataliyaha dagaalka ka dhanka ah Argagixisada ee Safaarada Mareekanka ee Soomaaliya Flannery Robert.

Labada mas’uul ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta iskaashiga amni ee labada dal, Qorshaha dowladda Federaalka iyo Saaxiibada caalamiga ah ee ku aadan ciribtirka Argagaxisada iyo Tayeynta Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

About The Author