Muuqaal: Puntland oo ku taageertay mowqifka Jubaland ee shirka Madasha Wadatashiga Qaranka

06 Okt 2024 (Puntlandes.com) Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor oo maanta garowe dib ugu laabtay ayaa tageeray go’aankii madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ee ahaa inay Jubaland qabsanayso doorashadeeda iyo in SSC iyo Puntland la’aantood heshiis doorasho dhacayn.

“Waxaan bogaadinayaa Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Islaam mawqifka uu ka istaagay shirka Xamar ka socda, sida uu u diiday maqnaanshaha Puntland iyo Khaatumo”. Madaxwayne kuxigeenka Puntland Lugatoor.

About The Author