Sheekh Shariif, Kheyre & C/raxmaan C/shakuur: Muddo-kororsigii aan Farmaajo ka diidnay Xasan marnaba ka yeelimayno

07 Okt 2024 (Puntlandes.com) Warsaxaafadeed Wadajir ah oo kasoo baxay Shariif, Kheyre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayey ku sheegeen inaysan madaxweyne Xasan Sheekh ka yeelayn muddo kororsigii ay farmaajo ka diideen.

Waxayna bogaadiyeen Talaabada uu qaatay madaxweyne Axmed Madoobe oo uu ku diiday Mudo kororsi, iyagoo ugu baaqay Laftagareen, QoorQoor iyo Cali Guudlaawe in ay ka dagaan Tareenka Jidka qardajeexa ah ku socda, ee la ogeyn halka uu ku dami doono.

About The Author