Sawirro: Puntland oo gacanta kusoo dhigtay labo doonyood oo laga leeyahay Yeman

19 Okt 2024 (Puntlandes.com) Ciidanka Booliska Puntland qaybtiisa gobolka Raasa-Casayr gaar ahaan Degmada Bareeda oo kaashanaya ciidanka Iaanta ilaalada canshuuraha oo ku jirra howllka darrdarr gallinta dakhliga wasaarada Maaliyadda ayaa gacanta kusoo dhigay Labo doonyo Oo laga leeyahay Wadanka Yeman kuwaas oo sifo sharrci darro ah uga kaluumeysanayey Xebaha Degmada Bareeda.

Taliyaha qaybta Gobolka Raasa-Casayr G/sare Fuaad Maxamuud Xuseen ayaa ka digay isticmaalka doonyaha sida sharci darada ah uga kaluumaysanaya xeebaha gobolka ayaa sheegay in Maxkamadda awoodda u leh lahorgayn doono eedaysanayaashan iyo gaadiidkooda cidkas oo iskudayda falnoocan oo kala ahna ay gacanta ku soodhigi-doonaan.

About The Author