Sawirro: DFS oo 10 bilood gudahood heshiis difaac iyo amni kula gashay dalalka Itoobiya, Imaaraadka, Turkiga, Maraykanka, Masar, Eritrea & Uganda

19 Okt 2024 (Puntlandes.com) Dawladda Federaalka ee madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxay muddo ka yar 10 bilood gugahood waxay heshiis difaac iyo amni kula gashay dalalka Itoobiya, Imaaraadka, Turkiga, Maraykanka, Masar, Eritrea & Uganda.

1-Soomaaliya ayaa waxay heshiis amni la gashay Itoobiya, December 2023

2-Soomaaliya ayaa waxa ay heshiis amni la gashay Imaaraadka Carabta, Janaayo 2023

3-Soomaaliya ayaa waxay heshiis amni la gashay Turkiga, Febraayo 2024

4-Soomaaliya ayaa waxay heshiis amni la gashay Maraykanka, Febraayo 2024

5-Soomaaliya ayaa waxay heshiis amni la gashay dalka Masar, Agoosto 2024

6-Soomaaliya ayaa waxay heshiis amni oo 3 geesood ah la gashay dalalka Masar & Eriteria Oktoober 2024

7-Soomaaliya ayaa waxay heshiis amni la gashay dalka Uganda, Oktoober 2024

Weli dawladda Soomaaliya ma aysan faahfaahin waxay ku kala duwan yihiin heshiisyadaas iyo faa´iidada ay u leeyihiin dalkeena.

About The Author