Muuqaal: Gudiga Arimaha Dibadda Aqalka Sare oo si adag ula xisaabtamay wasiirka Fiqi
19 Okt 2024 (Puntlandes.com) Guddiga Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Aqalka Sare DFS oo si adag ula xisaabtamay wasiirka Arimaha Dibadda Amb. Axmed Macalin Fiqi.
Hoos ka daawu su´aalihii iyo jawaabaha dhexmaray guddiga iyo masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda.